๐๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐
๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ซ,๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ง.Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabadda furitaanka Tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha barakaysan ee Ramadaan.Tartanka Qur’aanka Kariimka waxaa soo agaasimay ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ waxaana tartamaya tiro ka mid ah ardayda Jaamacadda SIU, waxaana garsooraya guddi culimo ah oo uu hoggaaminayo Hormuudka Kulliyadda…