๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ayaa soo Agaasimay Tababbar.














๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ayaa soo agaasimay tababbar ciwaankiisu yahay xeerarka aasaasiga ah ee ka hortagga iyo ilaalinta caabuqa.
Waxaa tababbarkan bixinayay ๐๐ซ. ๐๐๐ค๐๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง oo ka mid ah dhakhaatiirtii ka qalinjebisay Jaamacadda SIU, wuxuuna ka hawlgala Isbitaalka Kalkaal.
Masuuliyiin iyo martisharaf kala duwan ayaa ku sugnaa goobta uu ka qabsoomay tababbarkan.