|

Ardayda SIU ka barata kuliyadda Siyaasada Iyo Cilmiga Bulshada ayaa loo qabtay tababbar

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata kuliyadda Siyaasada Iyo Cilmiga Bulshada ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay ๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐๐ž๐ ๐จ๐ญ๐ข๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ฅ๐ข๐œ๐ญ ๐‘๐ž๐ฌ๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐‰๐š๐ฆ๐š ๐‡๐š๐ฌ๐ก๐ข.
Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa maamulka kulliyadda iyo xubno kale.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *