Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay muxaadaro ku saabsan ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay muxaadaro ku saabsan ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป oo uu marti noogu ahaa ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐˜†๐—ถ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed.
Munaasabadda oo ay goobjoog ahaayeen ardayda, macallimiinta, hawlwadeennada xafiisyada iyo maamulka sare ee Jaamacadda SIU ayuu sheekhu aad ugu dheeraaday fadliga ay leedahay bisha barakeysan ee Ramadaan. Su’aado diini ah oo ay ardaydu weyddiiyeen sheekha ayuu si qotadheer uga jawaabay.
Muxaadaradan waxaa soo agaasimay ๐˜…๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—œ๐—จ oo dadaal badan ku bixinaya sidii uu dhan kastaba ardayda jaamacadda ugu adeegi lahaa.
Maamulka Jaamacadda SIU oo uu ugu horreeyo ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐——๐—ฟ. ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—น wuxuu si mug leh ugu mahadcelinayaa Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan Sheekh Xasan oo waqtigiisa qiimaha badan usoo huray bahda jaamacadda.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *