Gabdhaha MAJSI oo kulan layeeshay ururka haweenka qaranka soomaaliyeed
|

Gabdhaha MAJSI oo kulan layeeshay ururka haweenka qaranka soomaaliyeed

Gabdhaha Midowga Ardayda Jaamacadda (SIU) oo ay horkaceyso xoghayaha Guud Ee Midowga ayaa maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Ay Hogaaminayso Madaxa Xirirka jamacadaha Ee Ururka qeybna Ka ah Ardayda Jaamacadda SIU.Kulankan ayaa looga gol lahaa sidii hablaha jaamacadda SIU ay u heli lahaayeen Isku-xirnaan iyo wacyi-gelin sare,…

Ardayda Jaamacadda SIU oo dhiig ugu deeqday Bangiga Dhiigga Qaranka.
|

Ardayda Jaamacadda SIU oo dhiig ugu deeqday Bangiga Dhiigga Qaranka.

Arday kasocota qeybaha kala duwan ee Jaamacadda SIU oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda SIU mudane Sharma’arke Mowliid Maxamed ayaa maanta booqatay Bangiga Dhiigga Qaranka halkaas oo ay ugu deeqeen dhiiggooda si loogu caawiyo Ummadda Soomaaliyeed ee u baahan dhiigga xilliyada adag.Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo ah urur matala dhammaan ardayda jaamacadda ayaa wada…

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagusoo gabaggabeeyay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU sannadkiisii 11-aad.

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagusoo gabaggabeeyay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU sannadkiisii 11-aad.

Saddex kooxood oo ka kooban dhammaan kulliyadaha Jaamacadda ayaa soo bandhigay tartan qurux badan, kuwaas oo kala ahaa; Halgan, Horseed iyo Waabberi. Waxaa kaalinta koowaad ku guuleysatay kooxda Waabberi. Kaalinta labaad waxaa ku guuleysatay kooxda Halgan, halka kooxda Horseed ay gashay kaalinta saddexaad. Xubno katirsan Golaha Abwaannada Soomaaliyeed iyo akademiyada oo uu hoggaaminayo Abwaan Barre…

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagusoo gabaggabeeyay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU oo sannadkan toban sano jirsaday.

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagusoo gabaggabeeyay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU oo sannadkan toban sano jirsaday.

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa lagusoo gabaggabeeyay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU oo sannadkan toban sano jirsaday. Waxaa bandhig dhaqameed qurux badan sameeyay oo ku tartamay Saddex kooxood oo ka kooban dhammaan kulliyadaha Jaamacadda, kuwaas oo kala ahaa; Halgan, Horseed iyo Waabberi. Waxaa kaalinta koowaad ku guuleysatay kooxda Waabberi oo Sanadkii labaad oo xiriir ah…