|

Midawga ardayda jaamacada SIU oo kugudajira qaban qaabada xaflada qalinjabinta

Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Dr. Maxamed Cali Ismaaciil iyo guddiga qabanqaabada xafladda qalinjebinta dufcada 9-aad ee Jaamacadda SIU waxay bogaadinayaan shaqada wanaagsan ee xukuumadda ardaydu ay ka qabatay xafladda qalinjebinta.

Qurxinta munaasabadda iyo dhawridda habmaamuuskaba waxaa door fiican ka qaadatay ardayda, waana ku amaaneynaa dadaalkooda.

Hambalyo Class of 2024.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *