| |

Midowga Ardayda Jamacadda GSU Ayaa Bilad Sharaf Gudonsiyay Madexwaynaha iyo Kuxigeenka Midowga ardayda jamacadda SIU

Midowga Ardayda Jamacadda GSU Ayaa Bilad Sharaf Gudonsiyay Madexwaynaha Midowga ardayda jamacadda SIU ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐’๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐ž ๐Œ๐จ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐š๐.

Madexwaynaha midowga ardayda jamacadda SIU ayaana U mahadceliyay Midowga MAGSU sido kale Madexwaynaha ayaa Bogadiyay Howlaha MAGSU Oo ay uhayso ardayda iyi Bushalda.

Madexwaynaha ayaana la dardarmay Xubnaha Golaha Iyo Gudoonada In ardayda somaliyeed logu adeego si dacadnimo leh.

Madexwaynaha Iyo Kuxigeenkiisa aya sido kale lagu sharfay ๐ก๐ฎ๐ ๐ข ๐๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ inta ay boqashada socotay.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *