|

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐”

Shirka Bilaha ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo uu guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Midowga, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐ก ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง ๐™๐ข๐ฒ๐š๐, ayaa si rasmi ah uga qabsoomay Xafiiska Midowga.

Intii uu socday shirka, waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay howlaha horumarineed ee hadda socda iyo kuwa soo socda ee uu wado Xafiiska Midowga. Waxaa sidoo kale laga dooday qorshayaasha lagu xoojinayo wada-shaqeynta iyo mideynta ardayda.

Golaha Fulinta Midowga ayaa ansixiyay magacaabis ay soo jedisay ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐›๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š waxana xoghayaha warbaahinta loo magacabay ๐”๐ฌ๐š๐š๐ฆ๐ž ๐€๐›๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง kadib Dadaalkiisi dheera.

Guddoomiye ku-xigeenka Midowga, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐ก ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง ๐™๐ข๐ฒ๐š๐,, ayaa ugu dambeyntii baaq u diray dhammaan ardayda Jaamacadda SIU, isagoo ugu yeeray inay isku diyaariyaan sidii loo gaari lahaa heer cusub oo qurux badan, loogana shaqeyn lahaa sii joogteynta midnimada iyo wadajirka ardayda.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *