Saaka iyo Xafladda Qalinjebinta Class of 2024 ee Jaamacadda SIU




















































































Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad gaari lagu guddoonsiinayay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.Maamulka Sare ee Jaamacadda SIU ayaa maanta gaari cusub oo dhowaan ay jaamacaddu u iibisay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ku wareejiyay Xukuumadda Ardayda, kaas oo loogu talaggalay inuu si gaar ah ugu adeego ardayda jaamacadda.Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Dr….
Koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU.Garoonka kubbadda cagta ee Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta ka qabsoontay cayaar u dhexeysay labada kooxood ee kala ah:
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata kuliyadda Siyaasada Iyo Cilmiga Bulshada ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay 𝐒𝐭𝐫𝐚𝐭𝐞𝐠𝐢𝐜 𝐍𝐞𝐠𝐨𝐭𝐢𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐨𝐧𝐟𝐥𝐢𝐜𝐭 𝐑𝐞𝐬𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐮𝐝 𝐉𝐚𝐦𝐚 𝐇𝐚𝐬𝐡𝐢.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa maamulka kulliyadda iyo xubno kale.
Kadib dhamadka Xisadaha Gelinka Danbe Ee Jamacada Ardayda Waxay Dhirageliyaan Mamulkooda Iyo Macalimiintooda Ayago Kala Tagerayaa Laba Koox ee Malinkas Ciyarta Leh.Ardayda Jamacada SIU Ayaa Dhankasta Kaga Qayb Qadanayaa Sanad Gurada Jamacada(SIUDAY).Mahadsanidin Dhaman Ardayda Jamacada SIU
Wafdi ka socda Jaamacadda SIU ayaa maanta gaaray magaalada 𝐁𝐞𝐥𝐞𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐞𝐞 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧. Xubnaha wafdigan oo isugu jira masuuliyiin katirsan 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 ayaa maalmaha soo socda kulamo layeelan doona bahda waxbarasha ee magaalada Beledweyne.
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa galabta lagusoo gabaggabeeyay tartanka kubbadda cagta ee koobka soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub Jaamacadda SIU. Koobkan oo uusoo agaasimay 𝗫𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗠𝗶𝗱𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗜𝗨 waxaa ka qeybgalay fasallada kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ee kujira sannadkii koowaad ee waxbarashada jaamacadda. Kulankii ugu dambeeyay ee galabta waxaa wada cayaaray…
Don’t miss our future updates! Get Subscribed Today!
©2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us