Waxaa hadda noo billaabatay Xafladda Qalinjebinta Class of 2024 ee Jaamacadda SIU.




























































































Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay 𝐇𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐛𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐑𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…
𝐍𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐲𝐢 𝐂𝐮𝐥𝐮𝐦𝐭𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 Ayaa So qaban Qabiyay Tababar Cuwaankiisu Yahay 𝐋𝐞𝐚𝐝𝐞𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩 𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐞𝐠𝐢𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐝𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐢𝐧𝐠 𝐬𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬 Kaas oo ay Ardaydu Ka faidaysan Doonan.
𝐍𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔 ayaa soo agaasimay tababbar ciwaankiisu yahay xeerarka aasaasiga ah ee ka hortagga iyo ilaalinta caabuqa.Waxaa tababbarkan bixinayay 𝐃𝐫. 𝐒𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 oo ka mid ah dhakhaatiirtii ka qalinjebisay Jaamacadda SIU, wuxuuna ka hawlgala Isbitaalka Kalkaal.Masuuliyiin iyo martisharaf kala duwan ayaa ku sugnaa goobta uu ka qabsoomay…
Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Qayb Ka ahaa Munaasabadda Saxiixa Ku-biirista Soomaaliya ee Heshiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Dembiyada Abaabulan ee Qaramada Isaga Gudba iyo Borotokoolladiisa.
Kadib dhamadka Xisadaha Gelinka Danbe Ee Jamacada Ardayda Waxay Dhirageliyaan Mamulkooda Iyo Macalimiintooda Ayago Kala Tagerayaa Laba Koox ee Malinkas Ciyarta Leh.Ardayda Jamacada SIU Ayaa Dhankasta Kaga Qayb Qadanayaa Sanad Gurada Jamacada(SIUDAY).Mahadsanidin Dhaman Ardayda Jamacada SIU
Madaxa Ciyaraha Midowga Ardayda Jamacda SIU Mudane Abdikani Isse Elmi Iyo Kuxigenkiisa Abdirahmaan Hassan Ibrahim Ayaa Manta Mamulka Jamacda Ku donsiyeenShahaado Sharaf taso Ay ku mutaysteen Howlihii shaqo ay qabteen Mudada Uu Tartanka Socday.Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jamacada SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Ayaana Oga Mahadceliyay Mamulka Jamacda SIU Sida u dhiragelinayan Midowga Ardayda Jamacada SIU.Hambalyo…
Don’t miss our future updates! Get Subscribed Today!
©2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us