|

Munaasabada Xil wareejinta Naadiga ardayda Kuliyada Arts and Social Science.

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad xilwareejin ah oo ay xilalka kula kala wareegayeen hoggaanka cusub ee Naadiga Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada iyo hoggaankii hore ee naadigan.
Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa xubno ka mid ah maamulka jaamacadda iyo sidoo kale masuuliyiinta Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *