Waxa Galabta Kulan wada ciyaray Midowga Ardayda 8aad iyo 9aad ee Jamacadda SIU
Kulanka Aya ujedkiisku aha sidi kor logu si qaadi Iskdhexgalka ardayda Kulanka ayaana kuso dhamaday Si quruxbadan waxana Gushu Racdaysa Midowga 8aad oo la yimi 7 Goal Halka Midowga 9aad ee La yimaden 4 Goal.
Hamably Hambalyo dhaman Mdowyada Aradayda jamacadda SIU








