|

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง!

Madexwaynaha Midowga Ardayda Jamacdda SIU Mudane Sharmarke Moulid Mohamad Dhulsocod Ayaa umahadcelinaya Guddoomiye kuxigeenka degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ค๐ข๐ซ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข (๐ƒ๐ฎ๐ฐ๐ž) Ahna Si Hayihii Hore Gudoomiyahii 6aad Ee Midowga.

Madexwaynaha ayana ugu mahadcelinaya hadhimasharafeedki uu u sameeyay wafdigii kasocday Jaamacadda SIU ee gaaray degmada Godinlabe.

Guddoomiye Duwe oo ay weheliyaan xildhibaanno, agaasimayaal, maamulayaal iyo madax kale oo ka mid ah maamulka Godinlabe ayaa si mug iyo miisaan leh u soodhoweeyay wafdigii uu hoggaaminayay goddoomiye Maxamed Cali Ismaaciil ee booqday degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *