Midawga ardayda jaamacada SIU oo soo agaasimay dood wadaag.
|

Midawga ardayda jaamacada SIU oo soo agaasimay dood wadaag.

Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay dood ku saabsan doorka dhallinyarada ee doorashooyinka iyo nidaamka xisbiyada dalka oo ay si wadajir ah usoo agaasimeen Naadiga Ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada iyo Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.Dooddan ayaa dhexmartay qeybo ka mid ah ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU, waxaana goobjoog…

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad gaari lagu guddoonsiinayay Midowga Ardayda.
|

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad gaari lagu guddoonsiinayay Midowga Ardayda.

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad gaari lagu guddoonsiinayay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.Maamulka Sare ee Jaamacadda SIU ayaa maanta gaari cusub oo dhowaan ay jaamacaddu u iibisay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ku wareejiyay Xukuumadda Ardayda, kaas oo loogu talaggalay inuu si gaar ah ugu adeego ardayda jaamacadda.Guddoomiyaha Jaamacadda SIU mudane Dr….

Wasaarada Arimaha Dibada Iyo Warfaafinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa ka qayb galay Sanadguurada 25-aad ee Asaska(EAC)
|

Wasaarada Arimaha Dibada Iyo Warfaafinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa ka qayb galay Sanadguurada 25-aad ee Asaska(EAC)

Madaxa Arimaha Dibada Iyo Warfaafinta Midowga Ardayda Jamacada SIU Iyo Ku xigenkiisa Ayaa ka qayb galay Sanadguurada 25-aad ee kaso waregatay Asaska(EAC)Xubno Ka socday Midowga Ardayda Jamacada SIU Ayaa Ka qayb Galay Munaasabada sanadguurada 25-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ururka Bulshada Bariga Afrika, munaasabada ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.Munaasabadda ayaa…

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar
|

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar

Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay 𝐇𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐛𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐑𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…

𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐣𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐝𝐡𝐨𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐄𝐞 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔.
|

𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐣𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐝𝐡𝐨𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐄𝐞 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐔.

Amino Abdulkadir Nor ayaa inoo soo jeedin doonta Ciwaan Kusaabsan “Caqabadaha Uu Ardaygu La Kulmo Sanadka Kowaad ee Jaamacadda iyo Talooyin Dhaxalgal ah oo Lagu Taageerayo Guushiisa”

Midawga ardayda jaamacada SIU oo kugudajira qaban qaabada xaflada qalinjabinta
|

Midawga ardayda jaamacada SIU oo kugudajira qaban qaabada xaflada qalinjabinta

Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Dr. Maxamed Cali Ismaaciil iyo guddiga qabanqaabada xafladda qalinjebinta dufcada 9-aad ee Jaamacadda SIU waxay bogaadinayaan shaqada wanaagsan ee xukuumadda ardaydu ay ka qabatay xafladda qalinjebinta. Qurxinta munaasabadda iyo dhawridda habmaamuuskaba waxaa door fiican ka qaadatay ardayda, waana ku amaaneynaa dadaalkooda. Hambalyo Class of 2024.