Waxaa hadda noo billaabatay Xafladda Qalinjebinta Class of 2024 ee Jaamacadda SIU.














































Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda ku qaabbilay maamulka Midowga Ardayda Jaamacadda SIU.Wasiirka ayaa si diirran u soodhoweeyay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU, wuxuuna sharraxaad fiican ka siiyay qaabka ay wasaaraddu u shaqeyso iyo sida ay diyaar ugu tahay dhiirriggelinta dhallinta Soomaaliyeed asagoo sheegay inuu fursadaha jira uga…
Barnaamijka So dhawaynta Gahdhaha Cusub ee jamacada SIU Qaybtisa Tartanka farshaxanka Waxa ku tartami doona 7 kuliyadood.
Ardayda Jaamacadda SIU ka barata Culuumta Shareecada iyo Qaanuunka ayaa loo qabtay tababbar ciwaankiisu yahay 𝐇𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐛𝐚𝐚𝐛𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚, kaasoo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Jaamacadda SIU, waxaana tababbarka bixiyay 𝐆𝐚𝐫𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐑𝐨𝐨𝐛𝐥𝐞.Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa soo agaasimay tababbarkan, waxaana goobjoog ahaa xafiiska waxbarashada, maamulka kulliyadda…
Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa maanta ka qabsoontay munaasabadda soodhoweynta ardayda cusub ee Jaamacadda kusoo biirtay sannad waxbarasheedka 2024 – 2025. Waxaa munaasabadda goobjoog ahaa inta badan maamulka Jaamacadda SIU oo uu ugu horreeyo guddoomiye Dr. Maxamed Cali Ismaaciil. Maanta waxay ahayd maalintii koowaad ee Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU, waxaana maalmaha soo socda jiri…
Xafiiska Midowga Ardayda Jaamacadda SIU ayaa sameeyay qurituurta koobka kubbadda cagta ee soodhoweynta ardayda sannadkan ku cusub jaamacadda.Koobkan ayaa si rasmi ah uga furmi doona garoonka xarunta dhexe ee Jaamacadda SIU maalinta Axadda ah 15/12/2024.
Waxaa munaasabadda kalmad qiiro leh ka jeediyay, kuna hadlayay afka ardayda maanta qalinjebineysa Class of 2024 mudane Cabdiqaadir Muxuddiin Abuukar oo ah arday qaba baahiyaha gaarka ah. Hambalyo Class of 2024
Don’t miss our future updates! Get Subscribed Today!
©2024 Eng Casaanyo All Rights Reserved.
WhatsApp us